Somaliska

 

Mar walbo isla Dhaqtarkii iyo kalkaalisadii hore

Dhamaan hadii aanu nahay dadweynaha degan gobolka Galbeedka Götland  waxaa uu fursad u leeyahay inuu doorto daryeel bixiye caafimaad. Ka badan ilaa afartan iyo lix kun oo ah dadka degan magaalweyntaha göteborg ayaa waxey isku liis gareeyeen mid ka mid ah rugahacaafimaadyadeena isla markiina wey sii kordhaayaan maalin walba. Adiga xataa nagu soo dhawaaw!

Filosofiyadeena waa mid sahlanIn aan bixino daryeel tayo sare leh,  watiyada aan furanahay ooaad u fiican mooyee  waxaan kaloo rabnaa in aan gacan ka geysanaa meelaha ay degen yihiindadweynaha isla markaana ay kuna nool yihiin. Waxaan rabanaa in qof kasta uu helo fursada uu ku doorto dhaqtarkiisa.

Daryeelka iyo xanaanada Nötkärnan waxey ka kooban tahay 8 xarumo caafimaad oo wada shaqeeyn u gaar ah leh ee Galbeedka Iswidhan. Waxaan isu aranaa waqtiga dheer hadii aan nahay shirkadaha gaarka loo leeyhayIskukeenid si wax weyn oo xiiso leh loo abaabulo.